helloIMG

Waxaan ahay shaqaale muhaajir ah oo Itoobiyaan ah kuna nool magaalada Hargeysa. Waxan guri ka shaqaynayay muddo saddex bilood ah balse iminka ciddii aan u shaqaynayay waxay iidiiday in ay isiiso lacagteyda. Daawo fiidiyowga hoose si aad u aragto sida Komishanka Xuquuqda Aadamaha iyo Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka ay ii caawiyeen.

woman
videocover
LA XIDHIIDH KOMISHANKA XUQUUQDA AADAMAHA
Komishanka Xuquuqda Aadamaha waxaa ka go’an in uu sii wanaajiyo ilaalinta xuquuqda aadamaha, isaga oo wax ka qabanaya xadgudubyada iyo cabashooyinka xuquuqda aadamaha iyo isaga oo yareyneya u-sinnaan la’aanta fursadaha shaqada.